Siyaabo ay wax u shaqeeyaan

UGU RAQIISISAN suuqa

Sicir jaban oo go’an ku hadal intaad dooneysid iyo inta jeer ee aad dooneysid.

Wax intarneet ah ma jiraan? Wax dhibaato ah ma jiraan!

Qofka aad waceysid uma baahna smartphone ama intarneet. Nambar kasta oo taleefan waad wici kartaa, taleefan gacanta ah iyo mid guri ah labadaba.

Tayo cod oo aad u FIICAN

Waxaad ka badbaadeysaa ”Si fiican kuuma maqlo”. Tayada codku aadbey u fiicantahay.

Shirkadaha taleefannada OO DHAN wuu ku shaqeynayaa

Waxaad wax waceysaa adigoo adeegsanaya app-ka. Dabcan waadna heysan kartaa shirkaddaadi hore ee taleefanka.

Hel daqiiqado XUR AH oo aad shaqeysatay

Qeybi app-ka oo hel daqiiqado xur ah mar kasta oo ay cid aad taqaannid soo degsato app-ka.