Soo degso app-ka Locall.

Hel 20 daqiiqo oo LACAG LA’AAN AH

Nambarkaaga taleefanka ku buuxi, hel isku xire soo degsasho loogu tala galay, soo degso app-ka, dabadeedna waa waxaaga iska waco oo keliya. Maaha wax ka adag sidaas!

Soo degso app-ka Locall, toosna wax u wac. Dhamaan rukunnada wuu ku shaqeynayaa

App-ka soo degso

Eeg qiimeheenna hooseeya

Afghanistan
  • Afghanistan
  • Algeria
  • Angola
  • Argentina
  • Bahrain
  • Bangladesh
  • Belize
  • Bolivia
  • Botswana
  • Brazil
  • Burundi
  • Cameroon
  • Canada
  • Central African Republic
  • Chad
  • Chile
  • China
  • Colombia
  • Congo
  • Congo, the Democratic Republic of the
  • Costa Rica
  • Djibouti
  • Ecuador
  • Egypt
  • El Salvador
  • Equatorial Guinea
  • Eritrea
  • Estonia
  • Ethiopia
  • French Guiana
  • Gambia
  • Germany
  • Ghana
  • Greece
  • Guatemala
  • Guinea
  • Guyana
  • Honduras
  • India
  • Iran, Islamic Republic of
  • Iraq
  • Israel
  • Jordan
  • Kenya
  • Kuwait
  • Latvia
  • Lebanon
  • Libyan Arab Jamahiriya
  • Lithuania
  • Mali
  • Mexico
  • Morocco
  • Namibia
  • Nicaragua
  • Niger
  • Nigeria
  • Oman
  • Pakistan
  • Palestinian Territory, Occupied
  • Panama
  • Paraguay
  • Peru
  • Philippines
  • Poland
  • Qatar
  • Rwanda
  • Saudi Arabia
  • Senegal
  • Somalia
  • South Africa
  • South Sudan
  • Sudan
  • Suriname
  • Syrian Arab Republic
  • Tanzania, United Republic of
  • Tunisia
  • Turkey
  • Uganda
  • United Arab Emirates
  • Uruguay
  • Venezuela
  • Viet Nam
  • Yemen
  • Zambia

Small

Medium

Large

Sidey taasi ku dhaceysaa

Filinka ka daawo dhamaan faa’iidooyinka uu leeyahay Locall

Play video

Free Locall minutes with Halebop

Get free Locall minutes when you sign up to a Halebop subscription.

Halebop Mini

100
free minutes

Halebop Small

150
free minutes

Halebop Medium

200
free minutes

Halebop Large

300
free minutes
Contact customer support to get your free minutes.

UGU RAQIISISAN suuqa

Sicir jaban oo go’an ku hadal intaad dooneysid iyo inta jeer ee aad dooneysid.

Wax intarneet ah ma jiraan? Wax dhibaato ah ma jiraan!

Qofka aad waceysid uma baahna smartphone ama intarneet. Nambar kasta oo taleefan waad wici kartaa, taleefan gacanta ah iyo mid guri ah labadaba.

Tayo cod oo aad u FIICAN

Waxaad ka badbaadeysaa ”Si fiican kuuma maqlo”. Tayada codku aadbey u fiicantahay.

Shirkadaha taleefannada OO DHAN wuu ku shaqeynayaa

Waxaad wax waceysaa adigoo adeegsanaya app-ka. Dabcan waadna heysan kartaa shirkaddaadi hore ee taleefanka.

Hel daqiiqado XUR AH oo aad shaqeysatay

Qeybi app-ka oo hel daqiiqado xur ah mar kasta oo ay cid aad taqaannid soo degsato app-ka.

Billaw

App-ka soo degso
Si gebi ahaanba lacag la’aan ah, App Store ama Google Play uga soo degso app-ka Locall.

Akoon sameyso
Taleefankaaga gacanta ku gal.

Hel 20 daqiiqo oo aad wax ku wacdid
Marka aad gashid waxaad heleysaa 20 daqiiqo oo aad ku wacdid waddan kasta oo aad dooneysid.

Iibso daqiiqado
Waddan dooro, iibsane baakeed daqiiqado leh.

Hal taleefan waco!

Download App Download App